Maxkamad Go’aan ka gaartay Dood ka dhalatay Gabdho Diinta Islaamka Qaatay (Sawirro)

Maxkamad ku taalla magaalada Islamabad ee dalka Pakistan ayaa xukmisay inay si iskood ah u qaateen diinta Islaamka laba gabdhood oo walaalo Hindu ah, kana soo jeeda gobolka Sindh, kuwaas oo la tuhunsanaa in la afduubtay laguna qasbay inay guursadaan raggooda oo Muslimiin ah. Maxkamadda ayaa sheegtay in gabdhahan oo kala ah Nadia, oo 18 … Continue reading Maxkamad Go’aan ka gaartay Dood ka dhalatay Gabdho Diinta Islaamka Qaatay (Sawirro)